Atom
- English
- español
- 日本語
- Deutsch
- français
- 中文
- русский
- italiano
- português
- polski
- Nederlands
- العربية
- Afrikaans
- Alemannisch
- አማርኛ
- aragonés
- Ænglisc
- Obolo
- अंगिका
- الدارجة
- مصرى
- অসমীয়া
- asturianu
- अवधी
- azərbaycanca
- تۆرکجه
- башҡортса
- Basa Bali
- Boarisch
- žemaitėška
- Bikol Central
- беларуская
- беларуская (тарашкевіца)
- български
- भोजपुरी
- ပအိုဝ်ႏဘာႏသာႏ
- বাংলা
- brezhoneg
- bosanski
- Basa Ugi
- буряад
- català
- Chavacano de Zamboanga
- 閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄
- нохчийн
- Cebuano
- ᏣᎳᎩ
- کوردی
- corsu
- čeština
- словѣньскъ / ⰔⰎⰑⰂⰡⰐⰠⰔⰍⰟ
- чӑвашла
- Cymraeg
- dansk
- Zazaki
- dolnoserbski
- Kadazandusun
- Ελληνικά
- emiliàn e rumagnòl
- Esperanto
- eesti
- euskara
- estremeñu
- فارسی
- suomi
- võro
- føroyskt
- Nordfriisk
- Frysk
- Gaeilge
- 贛語
- kriyòl gwiyannen
- Gàidhlig
- galego
- Avañe'ẽ
- Bahasa Hulontalo
- 𐌲𐌿𐍄𐌹𐍃𐌺
- ગુજરાતી
- Gaelg
- Hausa
- 客家語 / Hak-kâ-ngî
- Hawaiʻi
- עברית
- हिन्दी
- Fiji Hindi
- hrvatski
- hornjoserbsce
- Kreyòl ayisyen
- magyar
- հայերեն
- Արեւմտահայերէն
- interlingua
- Bahasa Indonesia
- Interlingue
- Ilokano
- Ido
- íslenska
- Patois
- la .lojban.
- Jawa
- ქართული
- Qaraqalpaqsha
- Taqbaylit
- Kabɩyɛ
- Kumoring
- Gĩkũyũ
- қазақша
- ភាសាខ្មែរ
- ಕನ್ನಡ
- 한국어
- перем коми
- کٲشُر
- kurdî
- kernowek
- кыргызча
- Latina
- Lëtzebuergesch
- лезги
- Lingua Franca Nova
- Limburgs
- Ligure
- lombard
- lingála
- ລາວ
- lietuvių
- latviešu
- Madhurâ
- मैथिली
- Basa Banyumasan
- мокшень
- Malagasy
- олык марий
- Minangkabau
- македонски
- മലയാളം
- монгол
- मराठी
- Bahasa Melayu
- Malti
- Mirandés
- မြန်မာဘာသာ
- Nāhuatl
- Napulitano
- Plattdüütsch
- नेपाली
- नेपाल भाषा
- norsk nynorsk
- Novial
- Nouormand
- occitan
- livvinkarjala
- Oromoo
- ଓଡ଼ିଆ
- ирон
- ਪੰਜਾਬੀ
- Kapampangan
- Papiamentu
- Naijá
- Piemontèis
- پنجابی
- پښتو
- Runa Simi
- română
- русиньскый
- संस्कृतम्
- саха тыла
- sardu
- sicilianu
- Scots
- سنڌي
- davvisámegiella
- srpskohrvatski / српскохрватски
- Taclḥit
- සිංහල
- Simple English
- slovenčina
- سرائیکی
- slovenščina
- shqip
- српски / srpski
- Sranantongo
- Seeltersk
- Sunda
- svenska
- Kiswahili
- ślůnski
- தமிழ்
- తెలుగు
- тоҷикӣ
- ไทย
- ትግርኛ
- Tagalog
- toki pona
- Türkçe
- Xitsonga
- татарча / tatarça
- chiTumbuka
- тыва дыл
- удмурт
- ئۇيغۇرچە / Uyghurche
- українська
- اردو
- oʻzbekcha / ўзбекча
- vèneto
- vepsän kel’
- Tiếng Việt
- West-Vlams
- Volapük
- walon
- Winaray
- Wolof
- 吴语
- хальмг
- isiXhosa
- მარგალური
- ייִדיש
- Yorùbá
- Vahcuengh
- ⵜⴰⵎⴰⵣⵉⵖⵜ ⵜⴰⵏⴰⵡⴰⵢⵜ
- 文言
- 閩南語 / Bân-lâm-gí
- 粵語
- isiZulu
Atamku waa wax yer oo ilmaqabata ah, waana qayb ka tirsan Maatarka waxaan ognahay in uu yahay maatarka wixii cufleh culaysnaleh meelmadhana buuxin kara.

Atamka waa walxaha ugu yar kimikada waxa ay ka timid Atamos Gariiga oo macnaheedu yahay ma qaybsanto.
Atam kastaa waxa uu koobanyahay, Borotoono (+) Togane ah , Niyutaroono (0) iyo Elektaroon (-) Tabane ah, marka laga reebo maatarka loo yaqaan Hydrogen, taas oo aan lahayn Niyutaroono.
Niyutaroonka iyo Borotoonka waxay ku yaalaan Bu'da atomka, waxaana la ogaaday in xoog wayni ku hayo, xoogaas oo aan ahayn xoog danab maxaa yeelay waxay leeyihiin danab isku cayn ah kaas oo ah Togane, mida kale xoogaasi ma'aha mid cuf-isjiidad maxaa yeelay xoog cuf-isjiidadku aad ayuu u yaraan lahaa, markaa xoogaasi waa mid u gaara Borotoonka iyo Niyutaroonka waxaana loo bixiyay xoog isku-dabar bu'eed.
Fogaanta ay isku jiraan laba Borotoon hadii ay ka bataan dhexroorkoodu inta uu dhanyahay waxaa abuurmaya xoog danab kaladid.
Haddaba cufka Elektaroonka negi waa 9,1093826 × 10−31 kg
Kan Borotoonkuna waa 1,6 × 10−19
Kan Niyutaroonkuna waa 1,674 927 29 × 10−27 kg
Borotoonku waxa uu ka culusyahay Elektaroonka 1827jeer. Elektaroonadu waxa ay maraan majiiro go'an oo ku wareegsan bu'da atommka. Atammka danabkiisu waa eber(0), waayo inta elektaroon iyo inta borotoon ee ku jirtaa way isleegyihiin
| Walxaha | Sumadda | Cabayn | Cufnaan | Faallo |
|---|---|---|---|---|
| Elektaroono | e- | -1,6 × 10−19 C | 9,1093826 × 10−31 kg (0,51099 891 MeV/C²) | Elektaroonadu waxa ay maraan majiiro go'an oo ku wareegsan bu'da atommka. Atammka danabkiisu waa eber(0) |
| Borotoono | p+ | 1,6 × 10−19 C | 1,6726231 × 10−27 kg (9,3828 × 102 MeV/C²) | Borotoonku waxa uu ka culusyahay Elektaroonka 1827jeer |
| Niyutaroono | n | 0 C | 1,674 927 29 × 10−27 kg (9,39565 × 102 MeV/C²) | Niyutaroonka (0). |