Aadanaha
- English
- español
- 日本語
- Deutsch
- français
- 中文
- русский
- italiano
- português
- polski
- Nederlands
- العربية
- Afrikaans
- Alemannisch
- አማርኛ
- aragonés
- अंगिका
- ܐܪܡܝܐ
- الدارجة
- مصرى
- অসমীয়া
- asturianu
- Atikamekw
- авар
- अवधी
- Aymar aru
- azərbaycanca
- تۆرکجه
- башҡортса
- Basa Bali
- Boarisch
- žemaitėška
- Bikol Central
- Bajau Sama
- беларуская
- беларуская (тарашкевіца)
- Betawi
- български
- भोजपुरी
- Banjar
- বাংলা
- བོད་ཡིག
- brezhoneg
- bosanski
- Batak Mandailing
- Basa Ugi
- буряад
- català
- 閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄
- нохчийн
- Cebuano
- کوردی
- corsu
- čeština
- словѣньскъ / ⰔⰎⰑⰂⰡⰐⰠⰔⰍⰟ
- чӑвашла
- Cymraeg
- dansk
- dagbanli
- Zazaki
- डोटेली
- Ελληνικά
- Esperanto
- eesti
- euskara
- فارسی
- suomi
- võro
- føroyskt
- Nordfriisk
- furlan
- Frysk
- Gaeilge
- 贛語
- kriyòl gwiyannen
- Gàidhlig
- galego
- گیلکی
- Avañe'ẽ
- ગુજરાતી
- Hausa
- 客家語 / Hak-kâ-ngî
- עברית
- हिन्दी
- Fiji Hindi
- hrvatski
- Kreyòl ayisyen
- magyar
- հայերեն
- interlingua
- Jaku Iban
- Bahasa Indonesia
- Igbo
- Ilokano
- гӀалгӀай
- Ido
- íslenska
- ᐃᓄᒃᑎᑐᑦ / inuktitut
- Patois
- la .lojban.
- Jawa
- ქართული
- Qaraqalpaqsha
- Taqbaylit
- Jju
- Tyap
- Kongo
- Kumoring
- қазақша
- ភាសាខ្មែរ
- ಕನ್ನಡ
- 한국어
- перем коми
- کٲشُر
- Ripoarisch
- kurdî
- коми
- kernowek
- кыргызча
- Latina
- лакку
- лезги
- Lingua Franca Nova
- Luganda
- Limburgs
- Ligure
- Ladin
- lombard
- lingála
- ລາວ
- lietuvių
- latgaļu
- latviešu
- Madhurâ
- मैथिली
- Basa Banyumasan
- мокшень
- Malagasy
- олык марий
- Minangkabau
- македонски
- മലയാളം
- монгол
- ꯃꯤꯇꯩ ꯂꯣꯟ
- मराठी
- Bahasa Melayu
- Malti
- Mirandés
- မြန်မာဘာသာ
- эрзянь
- مازِرونی
- Nāhuatl
- Plattdüütsch
- Nedersaksies
- नेपाली
- नेपाल भाषा
- norsk nynorsk
- occitan
- Oromoo
- ଓଡ଼ିଆ
- ирон
- ਪੰਜਾਬੀ
- Kapampangan
- Papiamentu
- पालि
- Piemontèis
- پنجابی
- پښتو
- Runa Simi
- rumantsch
- romani čhib
- română
- armãneashti
- संस्कृतम्
- саха тыла
- ᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤ
- sicilianu
- Scots
- سنڌي
- davvisámegiella
- srpskohrvatski / српскохрватски
- Taclḥit
- සිංහල
- Simple English
- slovenčina
- slovenščina
- chiShona
- shqip
- српски / srpski
- Sunda
- svenska
- Kiswahili
- ślůnski
- Sakizaya
- தமிழ்
- Tayal
- తెలుగు
- тоҷикӣ
- ไทย
- Türkmençe
- Tagalog
- tolışi
- toki pona
- Türkçe
- Xitsonga
- татарча / tatarça
- chiTumbuka
- Twi
- ئۇيغۇرچە / Uyghurche
- українська
- اردو
- oʻzbekcha / ўзбекча
- vepsän kel’
- Tiếng Việt
- West-Vlams
- walon
- Winaray
- 吴语
- isiXhosa
- მარგალური
- ייִדיש
- Yorùbá
- Vahcuengh
- 文言
- 閩南語 / Bân-lâm-gí
- 粵語
- isiZulu

Aadanaha ama Dadyow ama Insaanka ama Biniaadan (Homo Sapiens iyo Homo Sapiens Sapiens) Waa nafley ka tirsan reer Daayeer.Biniaadanka wa xayawaan ajaayib maskax weyn leh oo caqli badan.Biniaadanka wa Xayawaanka kaliya oo meelkasta aduunka ku nool iyo wa xayawaanka kaliya oo aqaan sidaa cunto ku kariso dab iyo lebbisto. Dadka oo shaqo ka digtan inay sida binaadanta u dagmatoo waxaa la yidhahda Anthrobologists.
Waxyaabaha oo bini aadanka ka koobanyahay
Qofka biniaadanka waxoo leeyahay Jir lagu qiyaasaayo 1,8m², 90,000 oo kilomitar oo xidid ah, 206 Lafo ah, 600 oo murqo ah, 13 biliyan oo dareemayaal ah, 4 ilaa 6 litar oo dhiig ah oo wadnaha jirka kushubo,Maskax 1.350garaam ah iyo timaha oo gaaraayo ilaa 5 miliyan.
Waxyaabaha ee biniaadanka iyo bahalada ee ku kala duwanyihiin
Bahalada sida shimbiraha iyo quraanshada, waxee leeyihiin baalal ee ku haadaan, waxyaabahaas biniaadanka malahan, laakiin hadii cunug biniaadan ah, oo hadda dhashtay looga tago meel jasiirad ah, oo qof joogin. cunugaas maka duwanaan karo xayawaanka, sababtoo ah, luqad malahan oo ku hadlo ama aadaab oo wax ku garto.
Dhaqan
Biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.
Diin
Biniaadanka waxa oo uuga duwanyahay xayawaanka waxaa ka mid ah, ogaashaha in oo ilaaheey jiro. Ku dhawaad 100% Soomaalida waxee rumeesanyihiin in oo ilaaheey jiro, ayaga oo raacsan diinta Islaamka.
Maadaamuu Ilaahay nolosha ina siiyay waa inaan isaga keliya caabudno. Ilaahay binuʼaadanka wuxuu siiyay ikhtiyaar.[1][2]
Luqad
Biniaadanka waa dad baran karo hadalka ama luqadaha, shimbiraha qaar neh wee baran karaan hadalka ayaga oo isticmaalaayo hal hal xaraf ee ku celceliyaan inkastoo ladhihi karin taas luqad.
Category:Insaan